Mid ka mid ah Gudoomiye ku-xigeenada cusub ee G/Banaadir oo xilka la wareegay (Sawirro)

Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi ayaa xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Aadan Shiikh Cali Fiidow. Munaasabada xil wareejinta oo ka dhacday xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya … Continue reading Mid ka mid ah Gudoomiye ku-xigeenada cusub ee G/Banaadir oo xilka la wareegay (Sawirro)